 |
Who's Online |
 |
|
There are currently, 3 guest(s) and 0 member(s) that are online.
You are Anonymous user. You can register for free by clicking here
|
|
|
 |
| |
GOBOLLADA DHEXE MEELO KA MID AH OO DAGAALLO AY KA DHACEEN AYAA LA FILAYAA INAY K
Posted by wardoon on Saturday, September 25 @ 08:52:05 BST (2 reads)
Odayaashan iska abaabulay magaalada Muqdisho ee ka kala socda labada beelood ee dirirtu ay dhex martay isla markaasna ka tirsan beesha H/gidir kalana ah: Sacad iyo Saleebaan
(Read More... | 1096 bytes more | comments? | Score: 0)
|
|
GEN MORGAN IYO BARRE HIIRAALE OO LAGA YAABO INAY TAGAAN NAIROBI
Posted by wardoon on Saturday, September 25 @ 08:40:36 BST (3 reads)
Wararka ka imaanaya magaalo madaxda dalka Kenya ee Nairobi ayaa waxay sheegayaan inay dadaal ugu jiraan guddiga farsamada sidii ay u keeni lahaayeen labada nin ee ku dagaallamay taageerayaashooda gobolka J/hoose, isla markaasna waxaa warar hordhac ah ay sheegayaan in la filayo in Gen. Morgan maantaba uu gaaro magaalo madaxda dalka kenya ee Nairobi.
(Read More... | 2020 bytes more | comments? | Score: 0)
|
|
DAGAALADII DHEXMARAUY CIIDAMADA PUNTLAD –VS- SOMALILANDA ISBEENIN & EDEYN….
Posted by wardoon on Thursday, September 23 @ 13:09:27 BST (8 reads)
Dhinaca Puntland wararka ka imaanaya waxay sheegayaan in ciidamada Somaliland oo tikniko ku hubaysan ay shalay subax si gardarro ah u soo galeen deegaanka Ari-caddeeye
(Read More... | 1981 bytes more | comments? | Score: 0)
|
|
ISMAACIIL CUMAR GEELLE OO GOLAHA GUUD EE Q/M IYO KAN AMAANKABA KA CODSADAY I
Posted by wardoon on Thursday, September 23 @ 12:58:54 BST (0 reads)
Waxaa maalintii shalay kulankii guud ee Qaramada midoobay ka hadlay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle
(Read More... | 1247 bytes more | comments? | Score: 0)
|
|
TOLOW MAXAAN KA YEELNAA?
Posted by wardoon on Wednesday, September 22 @ 10:46:52 BST (4 reads)
Soomaaliya waxaa la ogyahay inay ka buuxdo dalkeeda macaadin kala duwan, sidoo kalena ay ka buuxdo aqoonyahanno, indheer garato iyo weliba xadaarad fog oo aysan gaarin bulshada caalamka inteeda kale (Cudurka maanta hayana yahay oo kaliya Ilbaxnimada iyo xadaaraddooda oo ka sarreysa bulshada caalamka),
(Read More... | 2296 bytes more | comments? | Score: 0)
|
|
MAALINTA NABADA OO SI WEYN LOOGA XUSAY MAGAALADA MUQDISHO
Posted by wardoon on Wednesday, September 22 @ 10:39:24 BST (4 reads)
Dadgaaraya 1000- qofood ayaa maanta waxay iskugu soo baxday magaalada muqdisho gaar ahaan fagaaraha 21-ka oktoobar ee magaalada muqdisho waxaana isku soo baxaasi soo abaabulay ururada bulshada rayidka oo ay ka mid ahaayeen (Cogwo) (African network for prevention and protection against child abuse and neglect) oo marka la soo gaabiyo loo yaqaano (Anppcon), waxaana halkaasi goob joog ka ahaa mas’uuliyiin ay ka
(Read More... | 1581 bytes more | comments? | Score: 0)
|
|
XERAALE OO AY DIB UGU SOO NOQDEEN QOYSAS FARA BADAN OO KA QAXAY XILLIGII AY DAGA
Posted by wardoon on Tuesday, April 27 @ 12:32:16 BST (63 reads)
Deegaanka Xeraale oo ka tirsan gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan wararka ka imaanaya halkaasi in qoysas aad u fara badan ay ku laabteen deegaanadaasi iyaga iyo xoolahoodiiba.
(Read More... | 1594 bytes more | comments? | Score: 0)
|
|
SHIRKA SOOMAALIDA OO XAMAASAD HORLIHI SOO FOOD SAARTAY KADIB MARKII WAR SAXAAFAD
Posted by wardoon on Tuesday, April 27 @ 12:29:28 BST (61 reads)
Beri Hore waxaa jiri jiray Jamhuuriyad la oran jiray Jamhuuriyadda Soomaaliya oo Xorriyadda Qaadatay 1960kii .Jamhuuriyadaas oo ka dhalatay Midowgii Labadii dhul ee Soomaaliyeed oo horay aay u kala gumaysan jireen Ingiriiska iyo Talyaanigu .Gobannimada iyo qaarnnimada indhowgaratadu ku galgalatay sida hawsha yarna loo burburiyey waxaa heliddeeda loo huray dhiig iyo maal kumanyaal geesiyiin ah baana naftoodii qaaliga ahayd u hibeeyey .
(Read More... | 6044 bytes more | comments? | Score: 0)
|
|
SHIRKA KENYA OO IS QAB-QABSI FARA BADAN UU KA JIRA IYO WARARKII UGU DAMBEEYEY
Posted by wardoon on Tuesday, April 27 @ 12:23:27 BST (45 reads)
Wararka ka imaanaya magaalo madaxda dalka Kenya ee Nairobi ayaa waxay sheegayaan in ergadii ku sugneyd halkaasi uu soo food saaray walaac fara badan, kaas oo ku aadan cidda ka mid noqoneysa 203-da ergay ee ay sheegtay wasaaradda arrimaha dibadda Kenya.
(Read More... | 1733 bytes more | comments? | Score: 0)
|
|
BAAQ NABADEED OO LAGA SOO SAAREY LONDON
Posted by wardoon on Monday, April 26 @ 11:10:57 BST (51 reads)
Odayaal iyo wax garad ku nool dalka Ingiriiska ayaa soo saarey baaq nabadeed oo ku aadan dagaaladii kadhacay agagaarka afbarwaaqo.
(Read More... | 2113 bytes more | comments? | Score: 0)
|
|
XILDHIBAANNADA BEELAHA DIGIL IYO MIRIFLE OO HOTEL SHAAMOW KU QABTAY KUALN LAGU D
Posted by wardoon on Monday, April 26 @ 10:57:46 BST (34 reads)
Xildhibaannada beelaha Digil iyo Mirifle uga jira TNG-da ayaa maalmihii ugu dambeeyey shir ay ku lahaayeen hotel Shaamow waxa ay kaga hadlayeen arrimo dhowr ah oo ay ka mid ahaayeen dhameynta khilaafaadka RRA-da ka dhex jira iyo sidii hoggaan mideysan loogu sameyn lahaa beelaha Digil & Mirifle, gaar ahaanna hoggaanka RRA-da.
(Read More... | 1202 bytes more | comments? | Score: 0)
|
|
XARUNTA MADAXTOO-YADA C/QAASIM OO LAGA DAREEMAYO DHAQDHAQAAQ
Posted by wardoon on Monday, April 26 @ 10:55:37 BST (36 reads)
Waxaa maalimihii ugu dambeeyey xarunta madaxtooyada C/qaasim ka socday abaabul weyn oo loogu diyaar garoobayo wafdigii TNG-da uga qeyb geli lahaa shirka dib u heshiisiinta Soomaalida ee dalka Kenya oo isagu haatan lagu warramayo in loo qabtay xilli kama dambeys ah kuna beegan 6-da May ayaa waxaa lagu arkayey dhaq-dhaqaaq xooggan oo halkaasi ka socda.
(Read More... | 890 bytes more | comments? | Score: 0)
|
|
AGAASIMIHII MADAXTOOYADA MAAMUL GOBOLEEDKA PUNTLAND OO XABSIGA LADHIGAY
Posted by wardoon on Monday, April 26 @ 10:53:19 BST (38 reads)
Agaasimaha madaxtooyada maamul goboleedka Puntland Cismaaciil Xaaji Warsame aya lgu warramayaa in xabsiga loo taxabay, kadib markii uu ka soo laabtay safar uu ku maqnaa dibadda, gaar ahaanna Dubai oo uu ka soo laabtay.
(Read More... | 763 bytes more | comments? | Score: 0)
|
|
QAAR KA MID AH SIYAASIYIINTA BEELAHA MUDULLOOD OO MAANTAY KULAN HESHiIS LAGU…
Posted by wardoon on Monday, April 26 @ 10:51:13 BST (36 reads)
Waxaa maanta hotel Ramadan ee magaalada Muqdisho kulan xasaasi ah ku yeeshay qaar ka mid ah siyaasiyiinta ugu waaweyn beelaha Mudullood gaar ahaan Beesha Harti Abgaal.
(Read More... | 1484 bytes more | comments? | Score: 0)
|
|
CULIMAA’UDIINKII DHEXDHEXAADINTA KA WADAY DEEGAANKA XERAALE OO MAGAALADA GAALKAC
Posted by wardoon on Monday, April 26 @ 10:46:08 BST (37 reads)
Culimaa’udiinkii dhowaanahanba dhex-dhexaadinta ka waday labadii beelood ee ku diriray deegaanka Xeraale ayaa waxay ku noqdeen magaalo madaxda gobolka Mudug ee Gaalkacyo iyagoo halkaasi ka soo saaray warbixin ku aadan waxyaabihii ay kala soo kulmeen dhex-dhexaadintoodii ee Caabud-waaq iyo Xeraale.
(Read More... | 1446 bytes more | comments? | Score: 0)
|
|
WASIIRKA ARRIMAHA DIBADDA KENYA OO U QABTAY 30-KA BISHAN INAY KU YIMAADAAN ODAYA
Posted by wardoon on Monday, April 26 @ 10:43:09 BST (35 reads)
Warsaxaafadeed shalay uu soo saaray wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Kenya ayaa waxa uu ku sheegay in hoggaamiyayaasha dhaqanka ee la aqoonsan yahay ay ugu dambeyn Nairobi xaadir ku ahaadaan 30-ka bishan, sidoo kale waxa uu hoggaamiyayaasha shirka ka maqan ka codsaday inay yimaadaan iyagana shirkan.
(Read More... | 1413 bytes more | comments? | Score: 0)
|
|
GEN. MAX’ED SACIID XIRSI MORGAN OO HADALKA WASIRKA ARRIMAHA DIBADDA KENYA KU SH
Posted by wardoon on Monday, April 26 @ 10:40:16 BST (37 reads)
Gen. Max’ed Siciid Xirsi MOrgan oo ku sugan deegaanka Ceel-barde ee gobolka Bakool oo ka hadlayey warsaxaafadeedkii iyo hadalladii ka soo yeeray dhowaan dowladda Kenya oo ku aadanaa in 30-ka bishan loo qabtay odayaasha dhaqanka iyo hoggaamiyayaasha shirka ka maqan inay tagaan, wejiga 3-aad ee shirkana uu furmi doono 6-da Bisha May ee soo socoto mowqifkiisa ku aadan hadalladaasi ayaa waxa uu yiri
(Read More... | 1974 bytes more | comments? | Score: 0)
|
|
MAAMUL GOBOLEEDKA PUNTLAND OO 7 BERI U QABTAY DADKA HEYSTA BAASABOORRADA KENYA
Posted by wardoon on Monday, April 26 @ 10:37:01 BST (35 reads)
Wasiirka warfaafinta ee maamul goboleedka Puntland C/kariin Suldaan oo ka hadlayey dadka jooga gobolladooda ee haysta baasaboorka dowladda Kenya ayaa waxa uu sheegay in amar lagu siiyey inay 7 beri gudahood kaga baxaan maamulka Puntland deegaanadiisa kala geddisan.
(Read More... | 1298 bytes more | comments? | Score: 0)
|
|
Danjire C/laahi Sheekh Ismaaciil “Waxaanu ka soo horjeednaa xasuuqa ka socda dee
Posted by wardoon on Monday, April 26 @ 10:33:05 BST (34 reads)
Danjire C/laahi Sheekh Ismaaciil oo ka tirsan golaha SRRC iyo kan abaabul qarameedka ee jowhar dhowaan looga dhawaaqay ayaa warsaxaafadeed uu shalay ka soo saaray magaalada jowhar ku sheegay in dhibaatooyinka loo geysanayo dadka ku dhaqan deegaanka Xaramka ay yihiin xasuuq fool xun iyo barakicin.
(Read More... | 977 bytes more | comments? | Score: 0)
|
|
MEEL FAGAARO AH OO LAGU GUBAY BUUGAAG IYO AGAB KALE OO AY KU ASTEYSAN TAHAY CALA
Posted by wardoon on Thursday, April 22 @ 19:17:06 BST (69 reads)
Kumanaan dadweyne ah oo ku nool magaalo madaxda Muqdisho oo aad ugu faraxsan gudbitaanka buugaagta iyo agabka kale ee loogu deeqay arday wax ka baratay dugsiyada dalka qaarkood kuwasoo ku shabbadeysnaa waxyaabo shacaa'ir ah oo lagu weyneynayo diinta kirishtanka ayaa maanta ka soo wada dareeray guryahooda iyagoo ku faraxsanaa ku dhaqaaqidda howshan guusha leh ee ay qabteen culimada Soomaaliyeed.
(Read More... | 3420 bytes more | comments? | Score: 0)
|
|
Axmed Max'ed Yuusuf ''waxaan diyaar u ahay markii seddexaad inaan nafteyda halli
Posted by wardoon on Thursday, April 22 @ 19:01:17 BST (80 reads)
Axmed Max'ed Yuusuf oo ah ninkii ka soo badbaaday doontii ugu dambeysay ee ku qallibmatay xeebaha waddanka Liibiya oo dhowaan tarxiil ahaan loo keenay magaalada Muqdisho ayaa maanta sheegay inuu diyaar u yahay in mar labaad uu dib ugu laabto waddanka Liibiya si uu uga sii tahriibo.
(Read More... | 3027 bytes more | comments? | Score: 0)
|
|
DOWLADDA KMG AH EE SOOMAALIYA OO SHEEGTAY DHAGARTII HOGGAAMIYAYAASHA KOOXUHU INA
Posted by wardoon on Thursday, April 22 @ 18:57:55 BST (55 reads)
Dowladda KMG ah ee Soomaaliya oo maanta saxaafadda kala hadleysay dhagartii hoggaamiyayaasha kooxuhu ku sameeyeen dalka iyo dadka Soomaaliyeed ayaa sheegtay in shirqoolka hoggaamiyayaasha ay ugu talo galeen dalka Somaaliyeed uu noqday mid fashilmay.
(Read More... | 1779 bytes more | comments? | Score: 0)
|
|
GUDDOOMIYAHA DALLADDA JAAMACADAHA AHLIGA AH FAARAX QARE OO DHALEECEYN BA'AN U JE
Posted by wardoon on Thursday, April 22 @ 18:54:12 BST (51 reads)
Prof. Faarax Cumar Axmed (Faarax Qare) oo ah guddoomiyaha dalladda jaamacadaha ahliga ah ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ninka ka masuulka ah hay'adaha qaramada midoobey ee Samafalka u qaabilsan Soomaaliya Maxuel Gailar uu yahay nin aan dhex-dhexaad ka aheyn arrimaha dib u heshiisiinta Soomaaliya, uuna dhibaatada Soomaaliya ka jirta qeybta ugu badan ku leeyahay.
(Read More... | 1482 bytes more | comments? | Score: 0)
|
|
DADKII QABAY CUDURKA BUUFISKA OO SHALAY DIB LOOGU SOO CELIYEY MAGAALADA MUQDISH
Posted by wardoon on Thursday, April 22 @ 01:09:00 BST (59 reads)
Dadkii qabay cudurka buufiska intoodii ugu badneyd oo Muqdisho dib loogu soo celiyey iyadoo haba yaraatee wax dawo ah oo ay ku bogsadaan aanay ka soo helin halkii ay u baqooleen oo aheyd xaggaa iyo Yurub.
(Read More... | 2314 bytes more | comments? | Score: 0)
|
|
IMAAM MAXAMUUD IMAAM CUMAR OO KU GUULEYSTAY INUU DHEX DEGO BARMUUDO
Posted by wardoon on Thursday, April 22 @ 01:05:29 BST (34 reads)
Imaam Max’ud Imaam Cumar oo ah imaamka Beelaha Hiraab ayaa haatan ku guuleystay inuu kala dhex galo beelihii ka tirsanaa Mudullood oo maalmahanba dagaalka xun ku dhex marayey deegaanka Siigaale ee Barmuuda, kaasoo ay ku dhinteen dad badan, qaarna ku dhaawacmeen, qaarna ku barakaceen, kadib markii uu dagaalkaasi loo caal waayey in la joojiyo iyadoo ay isku howleen rag siyaasiyiin ah oo ka tirsan beelaha Mudullood, balse wax natiijo ah laga gaari waayey in si dhab ah loo joojiyo dagaalka ka socda Siigaale.
(Read More... | 2181 bytes more | comments? | Score: 0)
|
|
GUDDOOMIYAHA DEGMADA HIIRAAN AADAN GARAASE OO SHEEGAY IN KOOXO ASAL RAAC AH AY K
Posted by wardoon on Thursday, April 22 @ 01:01:28 BST (41 reads)
Aadan Cabdi Ciise (Aadan Garaase) oo ah guddoomiyaha degmada B/weyne ee gobolka Hiiraan dorraadna ay xabsiga ka soo deysay Dowladda Itoobiya ayaa shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay B/weyne wuxuu ku weeraray culimaa’u-diin Soomaaliyeed oo uu ku sheegay inay yihiin argagaxiso ku sugan gobolkaas, maamulkii-sana uusan u dulqaadan doonin.
(Read More... | 857 bytes more | comments? | Score: 0)
|
|
QAAR KA MID AH HOGGAAMIYAYAASHA KOOXAHA OO LOOGU YEERAY….
Posted by wardoon on Thursday, April 22 @ 00:58:26 BST (39 reads)
Qaar ka mid ah hoggaamiyay-aasha kooxaha ee haatan ka maqan shirka dib u heshiisiinta Soomaalida ee dalka Kenya ayaa loo qabtay in ugu dambeyn 23-ka bishan ay ku tagaan madasha shirka.
(Read More... | 704 bytes more | comments? | Score: 0)
|
|
COL. SHAATIGADUUD OO WAX KAMA JIRAAN KA SOO QAADAY INUU KU BIIRAYO GOLAHA SAMATA
Posted by wardoon on Wednesday, April 21 @ 11:35:17 BST (40 reads)
Waxaa maalmihii la soo dhaafay soo baxayey warar sheegaya in rag ka tirsan guddoonka Golaha SRRC-da ee xirirka dhow la leh dowladda Itoobiya xubnahooda sar-sare ay ka mid noqon doonaan golaha Samatabixinta qaranka Soomaaliyeed ee lagu dhisay magaalada Balcad sanadkii la soo dhaafay uuna guddoomiyaha ka yahay Muuse Suudi Yalaxow.
(Read More... | 1649 bytes more | comments? | Score: 0)
|
|
DEEGAANKA XARAMKA OO DEGGENAAN AY KA MUUQATO KADDIB WADA HADALKII MUQDISHO
Posted by wardoon on Wednesday, April 21 @ 11:32:56 BST (39 reads)
Wararka ka imaanaya gobolka J/dhexe deegaankiisa Xaramka oo isagu dhowaan ay dagaalladu ku dhex marayeen qabaa’ilka deggan halkaasi iyo qaar ka tirsan isbaheysiga Dooxada Jubba ciidamadooda iyo kuwo kale oo taabacsan ayaa waxaa wararkii ugu dambeeyey ay sheegayaan in hadda ay deggan tahay xaaladda deegaankaas, isla mar ahaantaasna aysan jirin iska hor imaadyo.
(Read More... | 1486 bytes more | comments? | Score: 0)
|
|
AADAN GARAASE OO LA SOO DAAYEY MAANTA
Posted by wardoon on Tuesday, April 20 @ 15:40:39 BST (37 reads)
Waxaa xabsiga laga soo daayey guddoomiyihii B/weyne Aadan Cabdi Ciise (Aadan Garaase), soo deysmadan ayaa waxaa ka horreeyey codsiyo fara badan oo ay u soo jeediyeen siyaasiyiinta, wax garadka iyo dhammaan bulshada qeybaheeda kala duwan ee gobolka Hiiraan.
(Read More... | 1301 bytes more | comments? | Score: 0)
|
|
| |
 |
Big Story of Today |
 |
|
|
There isn't a Biggest Story for Today, yet.
|
|
|
 |
|